Wararka

Dowlada oo u digtay dadka ficilida ka dhanka qadiyada sameeya.

Dawladda Soomaaliya ayaa Caawa War-saxaafadeed ay soo saartay waxaa Digniin loogu diray Dadka ka Shaqeynaya Ficilada Dhaawaca ku ah Qaddiyadaha Lama taabtaanka ah ee Qaranka.

Dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in dadkii lagu helaa ficilo ka dhan ah dowladnima laga qaadi doona talaabo sharciga dastuurka waa faqsan.

Halkaan hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka:

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close