Wararka

Dowlada oo soo bandhigtay dugsiyo Cusub oo laga hirgalinaayo dalka.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumada federaalka Soomaaliya, Axmed Xasan Yuusuf ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Kullan kula qaatay injineerada wasaaardda waxbarashada iyo xubno ka Socday hay,adda Adra.

Kullanka ayaa intii uu socday Looga hadlay Horumarinta dhismaha Xarunta wasaaradda waxbarashada,waxa ayna injineerada ay u soo bandhigeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada naqshada dhismaha Xarunta.

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa waddo dadaallo lagu dhisaayo Dugsiyo cusub oo qaar kood laga dhagax dhigay dowlad goboleedyada dalka.Image may contain: indoorImage may contain: 4 people, people sitting and indoorImage may contain: indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close