Wararka

Dowlada oo dib u bilaabayso howlihii Barnaamijka Is-xilqaan.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sadik Warfa ayaa maanta guddoomiyay kullan ku qabsoomay habka tooska ah ee Internetka oo ay ka qaybgaleen Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha.

Kullanka waxaa looga hadlay sidii Shaqaalaha Dowladda ay dib ugu soo laaban lahaayeen xafiisyada iyo dib u billaabayashada Barnaamijka Is-xilqaan oo Shaqaalaha Dowladda kaga qaybqaadanayaan dib u dhiska dhismayaasha muhiimka ah ee danta guud.

Sidoo kale intii uu socday kulanka ayaa lagu meel dhigay  sida ugu habboon ee shaqaalaha ay uga howlgali lahaayeen xafiisyada, iyadoo la raacayo tilmaamaha caafimaadka ee Wasaaradda Caafimaadka oo la xiriira ka hortagga fayruska COVID-19.Image may contain: 5 peopleImage may contain: 3 people, indoorImage may contain: 6 people, text

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close