Wararka

Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo hakisay xisbiyada asxaabta.

Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hakisey xisbiyada asxaabta ah ee rabo in ay ka shaqa belabaan degaanada koonfur galbeed Soomaaliya.

Sidoo kale Wasaaradda Arimaha Gudaha Koonfur Galbeed ayaa ku warge lisay dhammaan Ururada iyo xisbiyada siyaasadeed ee heer federal iyo dowlad Goboleed in ay dib u dhigaan shaqooyinkii ugu qorsheysnaa inay ka qabtaan deegaanada Koonfur Galbeed.

Hakadkaan  ma ahan midkii ugu horeyay oo aay maamul goboleedyada soo saran dhawaan ayay aheed in degaanada maamulka Puntland looga hakiyay in Xisbiyadda Siyaasadda ay xafiisyo ka furtaan, islamarkaana la xiray dhammaan Xafiisyaddii ay horay u furteen.

Halkaan Ka Akhriso War_Saxaafadeedka:

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close