Wararka
dowlad goboledka Jubbaland oo War saxaafadeed ay soo saartay ku eedeysay DFS.
War saxaafadeed ka soo baxay dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa cawasha loogu soo jeediyay dowladda Federaalka waxa ayna ku eedeeyeen in DFS ay faragelin ku heyso hambsami u socodka hanaanka doorasho ee Jubbaland waxaa ayna sheegeen in masuuliyadeeda qaadan doonto DFS.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka ka soo baxay dowlad goboleedka Jubbaland: