Wararka

Bangladesh oo xun ku riday rag weeraray maqaaxi 2016-kii.

Maxkamad kutaasha dalka  Bangladesh ayaa maanta xukun dil ah ku riday toddoba (7) ruux oo ka tirsanaa koox Islaamiyiin ah kuwaas oo lagu soo eedeeyay in ay ka danbeeyeen weerarkii  2016-kii lagu qaaday maqaaxi lagu cabo shaaxa.

Weerarkaasi ayaa lagu laayay dad ajaanib ah oo u badnaa qaaradda koonfurta Asia kuwaas oo gaaraayay ilaa 22 ruux.

Dadka dhinta waxaa kamid ahaa 9-aal ruux oo u dhashay dalka Talyaniga, 7-ruux oo Japanis ah, ruux Maraykan ah iyo ruux kazoo jeeda Hindiya, sidoo kale waxaa halkaasi lagu dilay shan ruux oo kamid ahaa dadkii weerarka kusoo qaaday Maqaaxida.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close