Wararka
Dibad bax ka dhacay Muqdisho.

Dad shacab ah oo magalada oo ku nool caasimada dalka ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dhigay dibad bax ay kaga soo hor jeedaan guryo la bur buriyay.
Shacabka dibad baxa dhigay ayaa waxaa wajigooda ka muuqatay cara ba’an waxaa ayna baaq deg deg ah u direen guddoomiyaha gobolka Banadir oo ay ka codsadeen in uu wax ka qabto sida ay sheegeen saraakil si aan ogaysiis ku jirin u bur buriyay dhul ay daganaayeen.
Dhanka kale dadka shacabka ayaa sheegay in dhulkaani ay waligood daganayeen oo aysan wax sharci ah u wadan ciidanka bur buriyay.
Dad shacab ah oo magalada muqdisho ka dhigay banaanbax ay kaga soo horjeedaan guryo laga Burburiyey
Dad shacab ah oo magalada muqdisho ka dhigay banaanbax ay kaga soo horjeedaan guryo laga Burburiyey Cumar Buule
Posted by TUSMO TV on Saturday, 11 July 2020