Wararka

DHAGEYSO:Maxkmada Ciidanka Oo Xukun Dil Ah Ku Fulisay Laba Ruux Oo Horey Dil U geystay.

Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku fulisay labo ruux oo dil horay ugu geeystay Nabaddoon Caan Ahaa.

Maxkmada ayaa toogatay waabarigii hore ee saakay labadaan ruux oo ay sheegtay in ay dileen allaha u naxariistee Nabaddoon Hiloowle Xeefoow Xuseen oo ay ku dileen Muqdisho.

Ragaasi dilka lagu fuliyay ayaa waxa ay kala yihiin Cabdiraxman Ciise Cali Fiidow iyo Xasan Cali Xasan Keerow oo horay maxkmada ay xukun dil ah ugu riday.

Falka dilka ah ayaa ka dhacay fagaaraha iskuul Buluusiya ee Muqdisho.

Maxkmada ciidamada qalabka sida ayaa baryihii ugu dambeeysay xukuno dil ah ku fulineeysay dad horay dil u geeystay.

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close