Wararka

Deg Deg:Madaxweyna ku-xigeenka dalka Iran oo laga helay Coronavirus.

Madaxweyna ku-xigeenka dalka Iran Masoumeh Ebtekar iyo masuul sare oo kamid ahaa golaha sharci dajinta Iran Mojtaba Zolnour ayaa la xaqiijiyay in uu haleelay caabuqa coronavirus-ka.

Coronavirus-ka ayaa aduunka dhan ku faafay sida ay ku dhawaaqday hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO waxaana horeentii asbuucaan cudurkaan laga helay wasiir ku xigeenka caafimaadka dalkaasi.

Illaa iyo hadda dalka Iran waxaa caabuqaan coronavirus-ka u geeriyooday 26 ruux halka 245 ay la liitaan coronavirus.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close