Wararka

DEG DEG: Qarax ka dhacay Hotel ku yalla Xebta Lido.

Godhaw ayaa Rag hubeysan waxaa ay gudaha u galeen hotell elite oo ka mid ah hoteelada ku yaala xeebta liido ee Casimada Muqdisho.

Ilaa iyo hadda lama oga Qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerar ku bilawday Qarax kadibna Rasaas ay ku xigtay waxaana ilaa hadda la maqlayaa Dhawaqa rasaasta.

Balse wararka hadda soo dhacaayo ayaa sheegaayo in weerarkaasi ay ku dhaawac meyn dad ay kamid yihiin sawirqaade Maxamad Caraaye Foorno oo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ka tirsan iyo Fanaanad Faiza Beela oo ka tirsan Kooxda Heegan.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close