Wararka

DEG DEG: Gudoomihii dagmadda aw-dheegle oo geeriyooday.

Gudoomihii dagmadda aw-dheegle Maxamed Aweys Abuukar ayaa goordhow ku geeriyooday Qarax Ka dhacay Degmada aw-dheegle, sida ay xaqiijiyeen Masuuliyiin ka tirsan Gobolka Sh.Hoose.

Qarax uu Godoomiyaha ku geeriyooday ayaa ah Miino Nooca dhulka lagu aaso waxaana lagula eegtay Gudaha Degmada Aw-dheegle.

Degmada Aw-dheegle ayaa ka mid ah Deegaanadii uga Dambeeyey ee Al-shabaab laga saaray waxaana hada ka soconayey Dib u dhis xoogan.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close