Wararka
DEG DEG: GOLAHA SHACABKA OO MEEL MARIYAY HESHISKII DOORASHADA.

Mudanayaasha Labada Gole ee Baarlamaanka jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Heshiiska siyaasadeed ee doorashada.
252 Xildhibaan ayaa ogolaatay, 2 ayaa diiday 1 Xildhibaan waa ka aamusay.
Dhawaan ayaa waxaa heshiiskaani soo gaaray madaxda ka socotay maamul goboleedyada dalka iyo madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya.