Wararka

DEG DEG: DOWLADA SOMAALIYA OO LA WAREEGTAY MAGAALADA JANAALLE.

Ciidmada xoogga dalka Soomaaliya Ayaa Maanta dib ula wareegay gacan ku haynta magaalada Janaalle ee gobolka shabeelada hoose kadib muddo 10 Sano oo ay gacanta Al-shabaab ku jirtay.

Ma’ahan markii ugu horeysay ee dowlada dagaal ku qaado deegaanada gobolka shabeelada hoose kuwaas oo ay ku xoogan yihiin kooxda Al-shabaab.

Sawirada laga soo qaaday ciidamada xoogga ee kusugan magaalada Janaalle iyo Gaadiidka dagaalka ee ay siteen ciidamada ayaa lagu arkaayay waddooyinka magaaladaasi Janaalle ee gobolka shabeelada hoose.

Image may contain: one or more people, cloud, sky and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: sky, cloud, outdoor and natureImage may contain: cloud, sky, outdoor and natureImage may contain: 1 person

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close