Wararka

Dad loo soo tagay maxkamad kadib weerar lagu soo eedeeyay dalka faransiiska.

14 ruux ayaa dacwad lagu soo oogay dalka faransiiska taas oo la xariirta weearar 2015-kii ka dhacay xarunta magazine-ka ee Charlie Hebdo.

3 kamid ah 14 kaasi edeysane ayay maxkamadu xukun ku riday xili ay ka maqan yihiin dalkaasi faransiiska.

Dadkaani ayaa lagu soo eedeeyay in ay garab siiyeen koox weerar ka gaysatay xafiiska Charlie Hebdo ee caasimada Paris kuwaas oo dilay 12 ruux.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close