Wararka

(daawo):Caleemasaarka Gudomiyaha Golaha Hogaanka Habargidir oo Muqdisho ka dhacday.

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay Caleemasaarka Gudomiyaha Golaha Hogaanka Habargidir oo ay kasoo qayb galeen Guddoomiyaha Gobolka Banadir, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo qaar kamid ah odoyaasha dhaqanka.

Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna duqa caasimada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish oo munaasabada Caleemasaarka hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay in hoggaanka Cusub ee ay beeshaan yeelatay ay ka qayb qaadan doonaan dhab u heshiisiinta laga wado dhamaan deeganada Soomaalida degto.

Hoos ka daawo Khudbada caleemasaarka oo dhamaystiran.

Caleemasaarka Gudomiyaha Golaha Hogaanka Habargidir oo Muqdisho ka dhacday.

Caleemasaarka Gudomiyaha Golaha Hogaanka Habargidir oo Muqdisho ka dhacday.https://youtu.be/IU_T0AVq-5I

Posted by TUSMO TV on Tuesday, 10 December 2019

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close