Wararka

(DAAWO)Booliska kenya oo war ka soo saaray askar ay Al-shabaab uga dileen Gobolka Waqooyi Bari Kenya.

Dowlada Kenya ayaa war kasoo saartay qarax ciidankeeda lagula eegtay deegaan  dhanka waqooyi kaga beegan duleedka Magaalada Gaarisa ee gobolka waqooyi Barri.

Booliska Kenya ayaa xaqiijiyay in ku dhawaad 10 askari looga dilay xarax ay kooxda Al-shabaab sheegatay masuuliyadiisa waxaa ayna intaasi ku dareen in tira intaas kabadana looga dhaawacay.

Al-shabaab ayaa gudaha dalka Kenya ka gaysta weerara isdaba joog ah tan iyo markii ay ciidamada dalka Kenya gudaha u soo galeen dalka Soomaaliya waxaa ayna xaraxyada iyo weerarada ugu badan ka gaystaan gobolka waqooyi Barri.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close