Wararka

(DAAWO): Yuusuf Axmad Hagar oo noqday madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle.

Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmad Hagar Dabageed ayaa ku guuleystay xilka Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle waxa uuna helay 87 Cod halka Maxamed Maxamuud Cabdulle uu helay 12 Cod.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close