Wararka

(DAAWO): Xildhibaanada golaha Shacabka oo suallo waydiiyay Wasiirka Warfaafinta.

Waxaa Maanta magaalada Muqdisho ka qabsoomay kulanka caadiga ah ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoomiyay guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Abdiweli Sheikh Ibraahim Muudeey.

Ajendayaasha kulanka ayaa waxaa kamid ahaa; Su,aal Oraaheed ay xildhibaanada waydiinayeen wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo soo afjarka Dooda Akhrinta 2-Aad ee Sharciga Doorashooyinka Qaranka.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xukuumada federaalka Soomaaliya Mohamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka jawaabay suallo dhowr ah oo ay waydiiyeen xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliyeed.

xilibanada golaha shacabka BFS oo su'aalo weydiiyey wasiirka warfaafinta soomaliya maxamed cabdi xayir maareeye

xilibanada golaha shacabka BFS oo su'aalo weydiiyey wasiirka warfaafinta soomaliya maxamed cabdi xayir maareeye

Posted by TUSMO TV on Sunday, 15 December 2019

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close