Wararka
(DAAWO): Wasiirka kalluumeysiga “Cunta yaraanta jirto maanta waxaa looga bixi karaa in laga faa’iidaysti Teknoolijiyada”
Wasiirka kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee xukuumada federaalka Soomaaliya Cabdillahi Bidhaan Warsam ayaa sheegay in dhibaatada ugu badan ee haystao shacabka Soomaaliyeed ay tahay in dadka Soomaalida ah ay rabaan in ay u noolaadaan siidii waagi hore xili ay horumartay teknoolijiyada caalamka.
“Cunta yaraanta jirto maanta waxaa looga bixi karaa in laga faa’iidaysti Teknoolijiyada maanta yaalla si cuntada loobadiyo oo ay nooga baxda bal magic xumidaan ah markasto Soomaaliya ayay cunta yari ka jirtaa” ayuu yiri wasiir Cabdillahi Bidhaan.
Wasiirka kaluumaysiga somaliya ayaa sheegay KALUUMAYSATADA DALKU INAYSAN KA FAA'IIDAYSAN TIKNOOLAJIYADA.https://youtu.be/ykNrBGoJews
Posted by TUSMO TV on Tuesday, 19 November 2019