Wararka

(DAAWO): Wasiika dekaha iyo gaadidka bada XFS oo muqdisho ku qaabishay ganacsato shisheeye.

Masuuliyiin kasocotay wasaaradda gaadidka bada XFS ayaa maanta kulan la qaatay ganacsata kasocotay dalalka Shiinaha iyo Kuuryada Koonfureed.

Wasiirka Wasarada dekaha iyo gaadidka bada XFS ayaa ka warbixisay kulanka ay la qaadatay ganacsatadaan ka socotay dalalkaasi shiinaha Iyo Kuuryada Koonfureed waxaa ayna sheegtay in ula jeedkoodu yahya sidii ay u maal gashan lahayeen Badda Soomaaliya.

Wasarada dekaha iyo gaadidka bada XFS oo muqdisho ku qaabishay ganacsato shisheeye

Wasarada dekaha iyo gaadidka bada XFS oo muqdisho ku qaabishay ganacsato shisheeye

Posted by TUSMO TV on Sunday, 22 December 2019

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close