Wararka
(Daawo): Waraysi ku saabsan Isbadalka cimilada samaynta uu kuleeyahay wax-soosarka beeraha.

Waraysi gaar ah oo uu muuq baahiyaha Tusmo la yeeshay aqonyahan Axmed Shire Cali ayaa waxaa uu kaga hadlay Isbadalka cimilada samaynta uu kuleeyahay wax-soosarka beeraha.
Aqonyahan kaan ayaa sidoo kale ka warbixiyay saamaynta ay beeraha ku yeesheen Fatahaadaha wabiyada iyo sida looga hortagi karo.
Waraysiga ayuu Axmed Shire Cali kaga hadlay sida loo dhoofin karo waxa kasoo baxo beeraha iyo faa’iidada ay beeralayda Soomaaliyeed u leedahay dhoofinta dalaga.
Hoos ka daawo waraysiga oo dhamaystiran.
Waraysi :- Isbadalka cimilada samaynta uu kuleeyahay wax-soosarka beeraha.aqonyahan Axmed Shire Cali.
Posted by TUSMO TV on Monday, 16 December 2019