Wararka
(DAAWO): Wafdi ka socdo Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo garay Dhuusamreeb.

Wafdi ka socdo Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ay hoggaaminaysa Gudoomiyaha GMDQ Xaliima Ismaaciil Ibraahim ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamreeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug.
Wafdiga ayaa halkaa u tagay in ay la kulmaan bulshada qaybeehada kala duwan si ay ogala hadlaan hawlaha doorashooyinka ee foodda innagu soo hayo iyo sida uu Guddiga ugu diyaar garoobay qabsoomidda Doorasho qof iyo cod ah.