Wararka
(Daawo): Shir udhaxeya maamulada Hirshabele iyo KGS oo maanta ka furmay magalada Baydhabo.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi-asiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa maanta Magaalada Baydhabo ka furay shir looga Hadlaayay Hormarinta Dowlad Goboleed-yada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle.
Shirka oo ay si wada jir ah u shir guddoomiyeen Madaxweynayaasha maamulada koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa waxaa sidoo kale ka qayb galay madax ka socotay hay’adda Qaramada Midoobe.
Hoos ka daawo qodobada kale ee kulankaasi looga hadlay:
Shir udhaxeya maamulada hirshabele iyo kgs oo maanta ka furmay magalada baydhabo
Shir udhaxeya maamulada hirshabele iyo kgs oo maanta ka furmay magalada baydhabo
Posted by TUSMO TV on Tuesday, 14 January 2020