Wararka

Daawo: Duqa Muqdisho Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Maqaamka Muqdisho iyo……

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Maqaamka Caasimadda ,waxaana uu sheegay in Shacabka ku nool Caasimadda ay helidoonaan Xuquuqdooda Siyaasadeed ee ku aadan Caasimadda.

Yariisow Oo Ka Qeyb Galayay Kulan lagu Qabtay Degmada Yaaqshid ayaa Sheegay In Sanadkaan 2019 Uu yahay Sanadkii Shacabka Ku Dhaqan Muqdisho ay Ka Hadli Lahaayeen Misna Ay KagaTashan Lahaayeen Aayahooda Mustaqbalka IsagoonaXusay In Maqaamka Caasimada ay tahay Mid Mudan In LagaHadlo

Halkaan Hoose Ka Daawo

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close