Wararka

(DAAWO): Muqdisho oo lagu qabtay xuska 21 sano guurada golaha abwaannada Soomaaliyeed.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimada dalka lagu qabtay 21 sano guurada golaha abwaannada Soomaaliyeed oo ay ka qayb galeen masuuliyiin uu ugu horeeya wasiirka wasaaradda warfaafinta Mohamed Cabdi Xayir Maareeye, Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi, Xildhiban Dalxa,Fanaanin, abwaanni Iyo Marti Kale.

Abwaan Xirsi Dhuux Maxamed, Gudoomiyaha  Golaha Abwaanada ayaa Ku dheerday Tarikhda ay Ledahay Suuganta Soomaaliya,Waxa Uuna Intaas Raciyey In ay Soo Bateen Dad Sheeganayo Fanka La Kiin Aan Cod Ereyo  Midka La Imaan.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Ka Ayaa Sheegay In Barlmaanka Horgeen Doono In Miisaniyad Loo yeelo Golaha Abwaanada Soomaliyed.

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xashi Cabdullahi Oo Munsabada ka hadlay ayaa ku dheeraaday sidii lagu aas aasay Golahaan waxaa uuna guddoomiyaha Golaha abwaannada Soomaaliyeed ka codsaday  in uu raadiyo sawiradii abwaanadii Soomaaliyeed ee dhintay si xasuustoodi loo keediya.

Hoos ka dhaawo xuska 21 sano guurada golaha abwaannada Soo:

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close