Wararka

(DAAWO): MUNASABADA SANAD GARUUR 76AAD EE AAS AASKA CIIIDAMADA BOOLISKA SOOMAALIYEED.

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow oo ka hadlayay munaasabadda xuska 76 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliska ayaa ciidanka ku booriyay inay labo jibaaraan u adeegidda shacabka.

Wasiirka Amniga ayaa sheegay in ciidanka boolisku ay ku guuleysteen ka hortagga falal lid ku ah Amniga isagoo bogaadiyay sida ay ciidanka u gudanayaan gudashada waajibaadka loo igmaday.

Maxamed Abuukar Islow ayaa sheegay in Wasaaraddu ay ku guuleysatay u kuurgelidda xaaladda dhabta ah ee uu ku suganyahay ciidanka booliska.

Hoos ka Daawo khudbada Wasiirka Amniga Gudaha:

MUNASABADA SANAD GARUUR 76AAD EE AAS AASKA CIIIDAMADA BOOLISKA SOOMAALIYEED

MUNASABADA SANAD GARUUR 76AAD EE AAS AASKA CIIIDAMADA BOOLISKA SOOMAALIYEED @Abshir Muuse Salaad Qaareey

Posted by TUSMO TV on Saturday, 21 December 2019

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close