Wararka

(DAAWO): Munaasabad lagu Abaal Marinayey Shaqalaha Shirkada Diyaradaha AFrican Oo Muqdisho Lagu Qabtay.

Magaalada muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Munaasabad lagu Abaal Marinayey Shaqalaha Shirkada Diyaradaha African taas oo lagu dhiira galinaayay shaqaaladaha shirkadda.

Guddoomiyaha Shirkada Diyaradaha AFrican Cabdiqaadir Dhoore oo ka hadlay munaasabada ayaa sheegay in u jeedka ay u qabteen munaasabaddaan ay aheyd sidii lagu dhiira galinlahaa shaqaalaha Shirkada si ay kor ugu qaadaan shaqada ay shirkada u hayaan.

Munaasabad lagu Abaal Marinayey Shaqalaha Shirkada Diyaradaha AFrican Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Munaasabad lagu Abaal Marinayey Shaqalaha Shirkada Diyaradaha AFrican Oo Muqdisho Lagu Qabtayhttps://youtu.be/3niDU2vV55c

Posted by TUSMO TV on Sunday, 29 December 2019

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close