Wararka
(DAAWO): Midowga Musharaxiinta oo ka soo hor jeestay Shirka uu 4-ta bishaan ku baaqay Madaxweyne Farmaajo.

Midowga Musharixiinta oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay cadeeyeen mowqifkooda ku aadan kulankii ay la qaateen Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta iyo shirkii uu xalay ku dhawaaqay Madaweyne Maxamed Cabdullaahi farmaajo, kaas oo dhex-mari doona Madaxda dowladda, dowlad Goboleedyada & gobolka Banaadir.