Wararka
(DAAWO): Maxay tahay wal-walka ay doorashada ka qabaan Musharaxinta kursiga Madaxtinimo?
Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta madaxtinimada Sheekh SHariif Sheekh Ahmed Ayaa Ka Hadlay Xidhitaanka Shirka Musharaxiinta U Socday Maalmahan.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in muhiimada ay kulankan ku qabteen uusan aheen in ay colaad abuuraan balse uu ahaa mid ay ku mideynayeen aragtida musharaxiinta iyo sidii dalka looga hortagi lahaa in uu ku dhaca dabin.
Hoos ka daawo Qudbada guddoomiyaha oo dhamaystiran: