Wararka

(DAAWO): Maamulka Deegaanka Sabiib&Caanoole oo Guulo ka sheegtay Dagaal ka dhacay Deegaankaasi.

Ciidamada dowlada iyo Kuwa Al-shabaab ayuu dagaal ku dhexmaray degaanka Sabiib iyo Caanoole.

Dagaalka ayaa sababay qasaaro isugu jiro dhimasha iyo dhaawac sida ay u warbixiyeen maamulka Deegaanka Sabiib iyo Caanoole.

Maamulka ayaa Guulo ka sheegtay Dagaal ka dhacay Deegaankaasi.
Hoos ka daawo waraysiga:

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close