Wararka
(DAAWO): Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Baay oo faahfaahiyay waxqabadka hay’adaha Garsoorka.

Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Baay Sheekh Cumar Maxamed ayaa Baaq udirey Bulshada iyo Hay’adaha ka shaqeeya Arrimaha Garsoorka xili lagu jiro Qatarta soo laba kacleynta Covid-19.
Gudoomiyaha ayaa sidoo kale ka waramay Heerarka kale duwan ee Gorsoorka maamulka Koonfur Galbeed iyo sida uu u shaqeeyo.