Wararka
(Daawo): Guddoomiyaha Gobolka Banadir oo amar ku bixiyay in shaqsi kasto xirto Af-saabka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta waxa uu amar ku bixiyey in la xirto Afsaarka si looga gaashaanto Xanuunka Covid19.
War Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiskiisa Waxaa Akhrinaya Cabdullaahi Wiish. Agaasimaha Guud ee Warbaahinta G. Banaadir.