Wararka
(DAAWO): Goobjooge ka waramaayo waxa uu indhihiisa ku arkay.

Mid ka mid ah dadkii ka bad baday qaraxii sakay ka dhacay isgooska ex-contorol Afgooya oo la hadlay muuqaal baahiyaha TusmoTv ayaa sheegay in Qasaaraha Qaraxa uu aad u badnaa.
Goobjoogahaan ayaa sheegay in marka uu qaraxa dhacaayay uu ka yimid Deegaanka Ceelasha isla markii uu soo gaaray Isgoyskana uu gaariga qarxay waxaa uuna intaasi ku dharay in Gaariga qarxay uu noociisa ahaa Gaari xamuul ah oo Soomaalida u taqaano Dhayno.
MID KA MID AH DADKII KA BAD BADAY QARAXII SAKAY KA DHACAY ISGOOSKA EX-CONTOROL OO KA HADLAYO WAXII INDHIHIISA QABTEEN
Posted by TUSMO TV on Saturday, 28 December 2019