Wararka
(DAAWO): Faah-faahino dheeraad ah oo laga helayo qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay iskuul bulusiy.

Faah-faahino dheeraad ah oo laga helayo qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay iskuul bulusiya ee degmada Xamar Jab Jab.
Qaraxa ayaa waxaa uu dhaawac ka soo gaaray 8 ruux halka 5 kalena ay ku dhinteen sida laamaha amniga ay xaqiijiyeen.