Wararka
(DAAWO): Dood ku saabsan kobcinta awooda ka qeybgalka siyasaada ee hawenka oo lagu qabtay Muqdisho.

kobcinta awooda ka qeyb galka iyo xal u helista caqabdaha ka qeybgalka siyasaada ee hawenka dhalinyarada iyo naafada ee gobalka Banaadir ayaa ciwaan u eheed dood ay soo qaban qabisay raho Soomaaliya.
Doodaan ayaa waxaa kasoo qayb galay Masuuliyin katirsan Dowlada Soomaaliya ,Xisbiyada Dalka,Haweenka,Dhalinyarada Iyo dadka Baahiyaha Gaar Ah Qabo.
Cabdi Nuur sh. Mursal Oo Ka Tirsan Raho Soomaaliya Ayaa Sharaxaad kabixiyay Ujeedka Doodan.
Xidhibaan Dr Cilmi Maxamed Nuur Oo Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Qeyb Ka Ahaa Masooliyinta Ka Qeyb Galayey Doooda Ay Ku dheeeraday Ahmiyada Ay La Yahiin haweenka Dhalinyarada Iyo Naafada.
https://www.facebook.com/TUSMOTV.SO/videos/588521238617741/?t=0