Wararka
(Daawo): Ciidamada Booliska Cabud-waaq oo goob fagaara ah ku gubay Qaad.

Ciidamada Booliska degmada Cabud-waaq ee gobolka Galgaduud ayaa maanta goob fagaara ah ku gubay Qaad dhuumaalaysi lagu soo galiyay magaaladaasi.
Saraakiisha ciidamada Booliska ee Magaalada Cabud-waaq ayaa sheegay in ay amar buuxa u haystaan in ay gubaan qaadka dhuumaalaysiga lagu soo galiyo deeganada ay dowlada ka taliso waxaa ayna digniin adag u direen mulkiila yaasha gawaarida keenta Qaadka.
Ciidamada Booliska Cabud-waaq oo goob fagaara ah ku gubay Qaad.
Ciidamada Booliska Cabud-waaq oo goob fagaara ah ku gubay Qaad.https://youtu.be/pfTkp0v0sRA
Posted by TUSMO TV on Tuesday, 7 April 2020