Wararka

(DAAWO): Balan Qadka Ra’isal wasaaraha cusub.

Ra’isal wasaaraha xukumada feraalka Soomaaliya Mohamed Hussen Roble oo maanta ay ansixiyeen xildhibaanada golaha Shacabka ayaa baarlamaanka Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya ka codsaday in ay codka kalsoonid ah siiyaan golihiisa xukuumada ee uu soo dhisi doona.

215 Mudane oo dhamaantoot xaadir ku ahaa fadhiga ay maanta yeesheen golaha shacabka ayaa codka kalsoonida siiyay Mohamed Hussen Roble waxaa uuna ku nuux nuux saday in uu soo dhisi doona gola wasiirro oo dalka kaar siiyo doorasha la’isku waafaqsan yahay.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close