Wararka

(daawo): AFAAFIHINO DHEERAAD AH OO KA SOO BAXAYO QARAX KA DHACAY MUQDISHO.

Waxaa ay faahfiino kasoo baxaysaa qarax maanta galinkii hore ka dhacay magaalada Mugdisho gaar ahaan Bar koontorool oo lagu baaro gawaarida gasho Madaxtooyada oo u dhaw kontoroolka Sayidka.

Afyaheenka Gobolka Banadir oo ka hadlay samaynta qaraxa ayaa sheegay in qaraxa uu san aheen mid ismiidaamin ah balse uu ahaa mid gaariga lagu soo dhajiyay waxaa uuna intaasi ku daray in dadkii ku dhaawacmay qaraxaasi loo qaaday Isbitaalada Magaalada Muqdisho.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close