Wararka

(DAAW): KULANKA GUUD EE AGAASIMAYAASHA WASAARADAHA OO MUQDISHO KA FURMAY.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ka furmay kulan ay isugu yimaadeen dhamaan agaasimayaasha wasaaradaha Xukuumada federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowlada dhexe.

Waxaa furitaanka kulanka hadalo ka jeediyay agaasimaha Guud ee xafiiska Ra’iisal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Ahmed Nuur Sheeq Mohamed Abdi  oo ka warbixiyay u jeedka kulankaan.

Kulankaan oo muddo maalma ah ka socon doona Magaalada Muqdisho ayaa noqonaayo midkii ugu horeeyay oo noociisa ah oo ka qabsoomay caasimada dalka Tan iyo xukuumada hadda jirto inta ay talada dalka haysay.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close