Wararka
(DAAW): Abdirahmaan Jimcaale oo ahaa Musharax Madaxweyne Hirshabelle oo dar daran u jediyay madaxweynaha Cusub?.

Musharax Madaxweyne Abdirahmaan Jimcaale oo kula dardaarmay madaxweynihii kaga guuleystay doorashada in uu hogaan u noqdo madaxda maamul goboleedyada.
Abdirahmaan Jimcaale Ayaa helay 13 cod kadib codeyntii ay dhiibteen 99 xildhibaan ee dowlad goboleedka Hirshabelle.
Hoos ka daawo hadalka Abdirahmaan Jimcaale.