Wararka

Ciidanka Booliska ee jowhar oo qatay talaalka covid-19.

Saldhiga Booliska ee degmada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle waxaa ka socda qaadashada talaalka covid19 oo la siinaayo ciidamada Booliska.

Taliyaha Ciidanka Booliska ee degmada Jowjar Dhambe Maxamed Siyaad Cali Canjeexc oo ka hadlay habsami u socodka Talaalka ay qaadanayaan ciidanka Booliska ayaa sheegay in ciidamada ay kamid yihiin dadka safka hore ee loogu tala galay Talaalka Covi19.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close