Wararka

Ciidamada Puntland oo ka qayb qaadanaayo samata bixinta dadka ay Roobabka Saameeyeen.

Saraakiisha Ciidamada Maamulka Puntland ayaa ka qeyb qaadanaya Samata Bixinta Dad iyo xoolo oo ay Biyo Ku xanibeen Qeybo ka mid ah Gobolka Nugaal ee Puntland.

Taliska guud ee ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa 300 oo askari u diray samata bixinta Geel iyo dad ay biyaha roobku ku xanibeen deegaanka Libaaxo ee gobolka Nugaal.

Axmed Cabdulaahi Samatar Oo ka mid ah saraakiisha Daraawiishta Puntland oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in heegan la Geliyey dhamaan Ciidamada Daraawiishata si ay uga qeyb qaataan gurmadaka loo fidinayo Dadka ay saameeyeen Roobabka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close