Wararka
Ciidamada Mudug oo howlgallo sameeyay.

Ciidamada Amaanka gobolka mudug ee maamulka galmudug Aayaa maanta howlgal ka sameyey magalada Galkacyo ee xarunta gobolkaaasi.
Intii uu socday howgalka ayaa ciidamada waxaa ay baaris ku sameeyeen gawaarida kala duwan ee wadooyinka magaaladaasi isticmaalo.
Taliska ciidanka Boliska oo warbaahinta la hadlay ayaa digniin u diray dadka dharka shacabka sito ee magaalada la dhax maro hubka aan sharciga aheen isagoo ugu baaqay in ay sharciyaystaan hubka.