Wararka

Ciidamada Macawisley oo weerar ku qaday Jowhar.

Magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka Hirshabelle waxaa maanta ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowlada iyo ciidamada Macawiisleyda.

Sida dad goobjoogayaal ah ay xaqiijiyeen waxaa dagaalkaasi ku dhintay saraakil ay ku jiraan baratakooladii gaarka ahaa ee madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle.

AUN Ali Ahmed Godad oo ahaa Kaaliyaha Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa kamid ah dadka Geeridooda la xaqiijiyay.

Ciidamada Macawiisleyda ayaa inay weerarat bar koontarool oo ku taal dhinaca galbeed ee magaalada Jowhar, si ay xoog uga soo furtaan rag ka tirsan kooxdaas oo u xiran Maamulka Hirshabelle.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close