Wararka

Ciidamada amaanka Galmdug oo ku raad jooga shaqsi dil ka gaystay degaan udhaxeeya guricel iyo balanbale.

Ciidmada milatariga iyo nabadsuguda qaranka ayaa ku raadjooga shaqsi dil kageystay degaan udhaxeeya guricel iyo balanbale.

Saraakisha hogamineysa howlgalka oo la hadlay warbaahinta ayaa shacabka ka dalbaday in ciidamada ku raad jooga shaqsigaasi ay ku gacansiyaan soo qobashada gacan ku dhiiglahaa.

Sidoo kale saraakiisha waddo howlgalkaasi lagu soo qabanaayo shaqsiga dilka gaystay ayaa sheegay in aan mar danbo la aqbali doonin dilka macna daradda ah iyo in colaad cusub laga abuura deeganada hoos yimaado dowlad goboleedka Galmudug.

Taliska ayaa ku daray in ciidmada amniga ay sharciga horkeeni donaan cid waliba oo ku shaqa laheyd falka dilka ah.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close