Wararka
Cidamada Militariga Sweden oo Isbitaal gaar u dhisay dadka qabo xanuunka COVID-19.

Ciidamada xogga dalka Sweden ayaa Isbitaal gaar ah ka dhisay deegmada Alvsjo ee caasimada Stockholm ee dalkaasi Sweden kaas oo loogu tala galay in daryeel dheeri ah loogu qabta dadka uu soo ritay xanuunka COVID-19.
Waddamada caalamka ayaa dhamaan wadda in ay xaruma gaar ah u dhisaan bukaanada la ildaran caabuqa coronavirus waddamada ilaa hadda Isbitaalada gaarka ah u dhisay ayaa waxaa kamid ah; Maraykanka, Spain, France, Kuuryada Koonfureed iyo Shiinaha.
Caabuqaan ayaa ilaa hadda waxaa la’il daran dad gaaraayo 450,000 halka tiro ka badan 20,000 oo ruux na ay u dhinteen.