Wararka
Kulan soo dhaweyn ah oo dalka UK loogu sameeyay wafdi ka Socday Shirkadda Hormuud.

Kulan si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay dalka Ingiriiska ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiinta ugu sarayso shirmadda Hormuud.
Kulankaan ayaa waxaa soo agaasimay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Shareholders-ka la ah shirkadda hormuud waxaana ka qayb ahaa wafdi uu hoggaaminaayo maamulaha shirkadda Hormuud Abdikarin Mohamed karie.
Kulankaan ayaa sidoo kale ahaa mid soo dhaweyn iyo is xog waraysi ahaa kaas oo loo sameeyay wafdiga maalumalaha shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Abdikarin Mohamed Karie.