Wararka
-
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Wasiirka Difaaca Ireland.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Wasiirka Difaaca dalka Ireland…
Read More » -
Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Hirshabelle oo gaaray Degmada taariikhiga ah ee Cadale.
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada taariikhiga ah ee Cadale.…
Read More » -
Xafiiska Qaramada Midoobe ee Soomaaliya oo sanaadiiqda codbixinta geeyay dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland.
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed SEIT Puntland, ayaa maanta qalab ay kamid yihiin sanaadiiqda codbixinta kala wareegay Xafiiska Qaramada…
Read More » -
Wasiirka cadaaladda XFS oo isbitaalka ku booqday dhibane loo geystay tacadi isugu jira gubis iyo garaacisi.
Wasiirka cadaaladda XFS ayaa isbitaalka ku booqday dhibane Ubax Ibraahim Cabdulaahi oo loo geystay tacadi isugu jira gubis iyo garaacisi.…
Read More » -
MADAXWEYNE FARMAAJO OO FARXADDA CIIDDA LA QAATAY CIIDANKA XOOGGA DALKA.
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta farxadda Ciidda Carafo la qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka…
Read More » -
Wasiirkii hore ee Warfaafinta dowladii Kumeel Gaarka aheed Abdulkadir Jaahweyn oo ka hadlay Dagalada ka socda Galmudug.
Wasiirkii hore ee Warfaafinta dowladii Kumeel Gaarka aheed ahna Musharax Golaha aqalka Sare Abdulkadir Hussein Mohamed Jaahweyn ayaa ka hadlay…
Read More » -
MADAXWEYNE FARMAAJO OO UGU HAMBALYEEYAY SHACABKA SOOMAALIYEED CIIDDA CARAFO
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka…
Read More » -
Kaliya 60,000 oo dadka deegaanka ah oo si buuxda loo talaalay ayaa loo ogolaanaya inay kaqeyb qaataan Xajka sanadkaan. Waxbadan kaga boga warbixintan:
Xujeyda ayaa ayaa subaxnimadii hore ee saaka gaaray Mina xili lagu guda jiro talaabooyin adag ee dhanka caafimaadka. Kaliya 60,000…
Read More » -
Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ku howlan qorshaha istiraatiijayada Guddiga ee 2022 – 2026.
Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in ay ku hawlan yihiin diyaarinta qorshaha istiraatiijayada Guddiga ee 2022 – 2026.…
Read More » -
Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay maxaabiis garayso Laba Boqol Sagaal iyo Toddobaatan maxbuus.
Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-697/072021, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista…
Read More »