Wararka
-
Doorashada Gudoonka Guddiga Maamulka dooorasha kuraaska gobolada waqooyi ee Somaliland oo la shaaciyay.
Doorashada Gudoonka Guddiga Maamulka dooorasha kuraaska gobolada waqooyi ee Somaliland ayaa la shaaciyay in ay qabsoomid doonta maalinta sabtida ee…
Read More » -
Hussein Sheikh Mohamud “Cabbirka fikirka madaxbannaan ee dhaqanka ii ahaa muddo xileedkii la soo dhaafay, ayaan aaminsanahay inay sabab u ahayd in la iga reebo tartanka Aqalka Sare ee xilligan”.
Hussein Sheikh Mohamud oo kamid ah Labada Sanator ee aan ka soo muuqan liiskii uu soo saaray Madaxweynaha KGS CabdiAsisi…
Read More » -
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo soo saaray liiska Tartamiyaasha Aqalka Sare
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska Tartamiyaasha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya.
Read More » -
MADAXWEYNE FARMAAJO OO TABABAR U SOO XIRAY SARAAKIIL IYO SARAAKIIL XIGEEN KA QALIN-JABIYEY DUGSIGA TABABARKA CIIDAMMADA EE TURKSOM
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee Layli…
Read More » -
DEG DEG: Cayaartoy ku dhintay Qarax ka dhacay Kismayo.
Bus ay saarnaayeen cayaaryahanada naadiga JCCI ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lala eegtay qarax waxaana halkaasi ku bas baxay gaarigii…
Read More » -
Kismayo oo ay ka bilaabatay Diwaan galinta xubnaha u sharaxan kuraasta aqalka sare.
Magaalada Kismaayo ee caasimada kumeel gaarka u ah dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa maanta ka bilawday isdiwaan galinta Musharaxiinta u…
Read More » -
Raisal wasaraha Xukuumada Federal ka Soomaali oo safar ku tagay Dalka Ingiriiska.
Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa maanta gaaray magaalada London ee dalka Ingiriiska, halkaas oo uu…
Read More » -
MADAXWEYNAHA OO DAAH-FURAY SHIRWEYNAHA HORUMARINTA WAXBARASHADA PUNTLAND.
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Daah-furay shirweynaha horumarinta waxbarashada Puntland oo socon doona muddo saddex maalmood…
Read More » -
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA iyo Taliyihii Nabad Sugidda garoonka Aadan Cadde
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabaya tallaabadii muwaadiniin Soomaaliyeed looga horjoogsaday in ay ka dhoofaan garoonka Aadan Cadde,…
Read More » -
Maxaa Farqi ah uu u dhaxeeyo tirada ardaydii dhacday sanadkii hore iyo kuwa sanadkaan ee Imtixaanka Qaranka?
Wasaaradda waxbarashada xukuumada federaalka Soomaaliya oo dhambaal hambalyo u dirtay ardayda sanadkaan ka qalin badashay dugsiyada sare ee dalka ayaa…
Read More »