Wararka
Raysulwasare khayre oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdigii gar’gaarka siday ee ka socday somaliland.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdigii ka socda Somaliland oo maalinimadii shalay soogaaray Muqdisho.
Wafdigaan ayaa u yimid taakuleynta walaalahooda ay saameeyeen fatahaadaha Wabiyada dalka ay u gaysteen qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed.
Hoos ka daawo kulanka Ra’iisal wasaaraha iyo guddiga taakulaynta ee Somaliland.
Raysulwasare khayre oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdigii gar'gaarka siday ee ka socday somaliland
Raysulwasare khayre oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdigii gar'gaarka siday ee ka socday somaliland
Posted by TUSMO TV on Sunday, 22 December 2019